HALKAN KA AKHTRI FAALLO:  Isa Seega Ku Dhacay Xasaannada Ay Saxaafadda Xorta Ahi Leedahay Iyo Xurmada Uu  Xisbiga KULMIYE Siin Jiray Xilligii Uu Mucaaridka Ahaa

0
50

Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa Ilaalinta Xuquuqadka aasaasiga ee Muwaadinka iyo dhawrista Xoriyatul qawlka,Iyo iyagoo ka soo horjeeday Faragelin kasta oo lagula Kaco Saxaafada Madaxa Bannaan.

Way ku saxsanaayeen inay sidaa u hadlaan Waayo qodobo distoori ah oo ilaalintiisu Waajib qaran tahay ayay difaacayeen Kaas oo ah  Qodobka 32aad ee Distoorka Somaliland Farqadiisa 3aad oo u dhigan  “Saxaafadda iyo warbaahinta kale waxay ka mid yihiin xorriyaadka asaasiga ah ee ra’yi- dhiibashada, waxayna leeyihiin madax-bannaanidooda way reebban tahay tallaabo kasta oo lagu cabudhinayo; hawshoodana xeer baa nidaaminaya.”

si Aad Uga Bogato Faalladan Oo uu qoray Suxufi Madax Banaani fadlan Guji Sawirka Hoose oo Akhriso, kadibna Ra’yigaaga ka dhiibo

Siilanay Mucaarid

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here