HALKAN KA DAALACO: Haweenka Dhiigoodu ‘A-da) Yahay Iyo Kuwa O-da Uu Yahay Keebaa Dhalmo Badan?
HALKAN KA AKHRI Cilmi Baadhis Lagu Ogaaday In Haweenka Dhiigoodu ‘A’-Ga Yahay Dhalmada Kaga Wanaagsan Yihiin Kuwa O-Da Ah
Daraasad Caafimaad oo dhawaan la sameeyay ayaa isku xidhay ama shaaca ka qaaday xidhiidhka ka dhexeeya nooca dhiiga haweenayda iyo dhalmadeeda. Daraasad caafimaad ayaa ku warantay in haweenka dhiigoodu yahay “O” ay dhibaato kala kulmaan waliba uur-qaadista iyo dhalmada, halka dumarka dhiigoodu yahay ‘A’ ay kaga wanaagsan yihiin aadna ay ugu fududahay uur qaadistu…..Cilmi baadhistan Oo Dhamaystiran si Aad U Akhrido Guji Sawirkan Hoose