Af-hayeenka Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Sida Ay U arkaan Sharciyadda Uu Madaxweynuhu U Cuskaday Dib U Celinta Dr. Fadal+Qorshaha Uga Meel Yaalla Buuxinta Jagadooda
HALKAN KA DAALACO: Mawqifka Uu Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ka Istaagay Xubintii ay Komishanka U Qoondeeyeen Ee Madaxweyne Siilaanyo Soo Celiyey
Hargaysa (Hubaal)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa markii ugu horreysay jawaab ka bixiyey go’aanka Madaxweynaha Somaliland ku diiday, isla markaana markii labaad dib ugu celiyey xalay Xubintii Xisbigaasi u soo xulay inay uga mid noqoto Guddiga cusub ee Doorashooyinka oo magacyada lixda xubnood ee kale uu xalay Shaaciyey Madaxweyne Siilaanyo. Guji Sawirkan Si aad U Akhrisato Warkan oo Faahfaahsan.