HALKAN KA Daallaco: Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Munaasibad Qalinjabin Loogu Sameenayay Shaqaale Dawlada ka Tirsan Ka sheegay in isaga iyo siilaanyo yihiin musharaxiinta Kulmiye.

0
23

Hargeysa(Hubaal) madaxweyne ku-xigeenka somaliland C/raxmaan c/laahi ismaaciil Saylici ayaa maanta ka sheegay munaasibad ay ku qalin jabinayeen shaqaale ka tirsan dawladda in ay isaga iyo madaxweyne siilaanyo yihiin musharixiinta xisbiga Kulmiye ee madaxtinimada.

C/raxmaan Saylici waxa uu beeniyey wararka sheegaya in siilaanyo tanaasulay, waxaanu ku tilmaamay hadal dacaayad ah oo lagu khalkhal galinayo dalka. Saylici waxa uu eedayn ujeediyey hadalada ay mucaaradku ku weeraraan xukuumsddiisa iyo ciidamadda, isagoo soo dhaweeyey dhaliisha caafimaadka qabta.

Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu hambalyo u diray shaqaalaha dawladda ee Ka qalin jabisay machadka hay’ada dawladda ee CSI, isagoo kula dardaarmay aqoonta ay barteen in ay wax kaga bedelaan xafiisyadda ay ka shaqeeyaan.DSC_0005 DSC_0007 DSC_0042 DSC_0065 DSC_0113 DSC_0129 DSC_0145

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here