Halkan ka Daallaco: Nuqul kamid ah Amarkii ay xukuumaddu kaga Joojisay Xaflad Xisbiga WADDANI Ku qabsan Lahaa Hotel Maansoor-ka Berbera
Halkan ka akhri nuxurka warqadii xukumada siilanyo kaga joojisey xisbiga Waddani munaasibad soo dhaweyna oo uu ugu qaban lahaa Hotel Maansoor taageerayaal ku soo biiray oo ka soo digarogtay Xisbiga Kulmiye.