Hargeisa-(Hubaal)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa shaki iyo walaac weyn ka muujiyey xubno ka mid ah Golaha xukumada oo safar debedeed u baxa iyagaan Madaxtooyada iyo Wasaaradiisu midkoodna ogeyn kuwaas oo xidhiidho iyo kulamo la yeesha Safaarado,Hayado,siyaasiyiin ajaaniba iyo kuwa Wadaniyaba
Halkan ka akhri Warqad muujinaysa is-dhexyaaca, kala-daadsanaanta iyo iska war la’aan ka jirta xukumada Siilanyo gudaheeda oo Wasiirku u qoray Golaha Xukumada Siilanyo iyo Maamulayaasha Hayadaha Xukumiga ahba.