HALKAN KA DAALLACO:Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Djabuuti Oo Abaal Marino Guddoonsiiyay Shakhsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso

0
39

Hargeysa (Hubaal) Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale.

Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyay jahliyada Somaliland ee dalka Jabbuti iyadoona ujeedadeedu daarnayd inay ku abaalmariyaan xubno ay ugarteen inay geyaan In lamaamuuso

Gudoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti Qoraa Nasir Abdrahim oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa xusay inay sanadkiiba hal mar Abaal marino gudoonsiyaan mudanka iyo shaqsiyaadka Reer somaliland ee ay u arkaan inay Horumar Sameeyeen isagoona tilmaamay inay shacbiga iyo xukumadaba kasoo dhex xulaan shaqsiyaadka ay isla gartaan guddidoodu inay la abaal mariyo

Geesta kale dadkii abaal marinahan la gudoonsiiyay ayaa Jaliyada ku bogaadiyay doorka ay ka qaadanayso dhiirigelinta hawlaha ay qaranka U hayaan

IMG_2047_Fotor-tile

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here