barnaamijka ra’yiga dadweynaha oo uu daadihinayao wariyaha HCTV Adan Cabdi Ciidle ayaa toddobaadkan waxa lagu soo qaatay go’aanka xukuumaddu ku gaadhay inay dekedda Berbera ku wareejiso shirkad gaar ah taas oo maalmahan bulshada reer Somaliland hadal haynteedu ku badnayd.