“Haddii lawado, la wado, madaxweyne Siilaanyo hal qof kuma dari karo, xeerkayaga golaha dhexe wuxuu odhanayaa xubin kasta Oo Golaha dhexe ahi sidii ay ku timid ayaa haddii uu ka baxana loogu soo darayaa” Mujaahid Maxamed Kaahin oo sharaxaad ka bixiyey liiska xubnaha golaha dhexe ee muranku ka taagan yahay.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Bixinta Khaadhadhka Xubnaha Golaha Dhexe Oo Maanta Ka Bilaabantay...