HALKAN KA DAAWO : Bulshada ku dhaqan Magaalooyinka Berbera Iyo Gabiley oo si balaadhan uga qaybqaatay Ololaha maalinta Nadaafadda Somaliland

0
26

Maamulka iyo SHacab waynaha Gobolka Gabiley ayaa Maanta Iskugu soo baxay ololaha nadaafadda iyo ka shaqeynta Bilicda oo loo qoondeeyay in dhammaan dalka ka qabsoonto 7-da April oo ah maalinta nadaafadda Somaliland uu madaxweynuhu u asteeyay oo maanta ku beegnayd.‏

Magaalada Dekedda ah ee Berbera waxaa maanta si weyn looga fuliyey ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda Magaalooyinka oo loo qoondeeyey inuu qabsoomo maanta oo ku beegnayd Salaaso, 7 April. waxana ololaha ka qayb qaatay mas’uuliyiinta heer gobol iyo heer degmo oo ay taageerayaan cududii fulisay ololaha oo ka koobnayd qaybaha bulshada rayidka ah oo ay horkacayso Dawlada Hoose ee Magaaladaasi.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here