HALKAN KA DAAWO: Dadweynaha Magaalada Boorama Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Heshiiska Maalgalinta Dekeda Maagaalada Berbera

0
45

Hargaysa (Hubaal):- Bulshada ku nool Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey Heshiiskii kama danbaysta ahaa ee ay kala Saxeexdeen Somaliland Iyo Shirkada DPW.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here