Hargeysa (Hubaal) guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag ula hadlay maamulka Puntland iyo kuwa ku foogan inay farageliyaan xuduudaha Somaliland, isaga oo u fariin ah in xuduudaha Somaliland ay sugan yihiin isla markaana ay yihiin lama taabtaan diyaarna loogu yahay in difaacida xuduudka Somaliland