HALKAN KA DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Waxba Kama Jiraaan Ku Tilmaamay Amarka Guddida Diwaan Galintu Kusoo Rogtay Xisbiga Uu Guddoomiyaha Ka Yahay

0
27

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland.

Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii aan caadiga ahayn ee ay amartay maxkamada sare ee Somaliland kaasi oo aanay cidina joojin Karin.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here