Hargeysa (Hubaal) xildhibaan Xasan Shahar oo ka mid ah xildhibaanada golaha degaanka ee caasimada ayaa wasiirka arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade ku tilmaamay mid shaqada uu qaranka u hayo garan la’ islamarkaana waxa uu xildhibaanku sheegay amarka uu wasiirku ku soo roogay nidaamka waddooyinka caasimada Hargeysa u maraan gaadiidka caasimada,taas oo maalintii Shalay ka dhaqan gashay caasimada,waxaana uu xildhinaaku sheegay inay tahay hawl u taala golaha degaanka islamarkaana uu wasiirka isaga oo aan kala tashan golaha degaan uu amar kaa soo rogo.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Golaha Degaanka Caasimada Hargeysa Iyo Wasiirka Daakhiliga Oo Isku...