HALKAN KA DAAWO: Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Dhex Toosay Gabiley iyo Taageerayaasha UCID Oo  Dhoola-tus Aan La Qiyaasi Karin Cuddudooda Ku Muujiyey+DAAWO SAWIRRO Badan iyo Video-yaal

0
23

Maayar Shucayb Oo Ku Fashilmay Mudaharaadadii Uu Abaabulayay Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Si Aan Kala Hadh Lahayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley + Sawiro

“Reer Gabiley Doraad Awdal-bay U Codeeyeen Oo Daahir Riyaale Ayay Soo Saareen , Shaleyna Reer Burco Ayey U Codeeyeen Oo Siilaanyo Ayey Soo Saareen , Maantana Iyaga Ayaa Isku Codeynaya Goboladii Ay Hore Ugu Codeeyeen Abaalkii Bay Ka Doonayaa “Gudoomiye Ku-Xigeenka Ucid Muj Cali Guray .

Ma Waxa Aad Aragtay Xukuumad Abaabusha Mudaharaadada Iyo Rabshadaha ,Waxaanu Arki Jirnay Uun Xukuumad Ka Hor Tagta Oo Ka Wacyi Galisa Bulshada Rabshadaha ” Xildhibaan Mahdi Maxamed Xaashi Oo U Duur Xulay Maayar Shucayb .

Aniga Xisbigii Udub Ayaa Iga Dumay Oo Waligay Xisbi Kale Maan Galin , Intaana Waxaan Ka Fiirsanayay Xisbigii Aan Ku Biiri Lahaa Laakiin Maanta Waxaan Si Toos Ah Ugu Biiray Xisbiga Ucid “ Hooyo Caasha Baar .


Jamaal Cali
Jamaal Cali 2
IMG_0646-vert

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here