“Waa markii ugu horeysay ee aan arko Guurtida oo wax diida oo ku fadhiisata”. Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(Hubaal):-Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in ay markii ugu horraysay tahay ee uu arko golaha guurtida oo wax diida isla markaana is hor taaga xeer golaha wakiiladu soo ansixiyay waxaanu intaa ku daray in uu u arko in ay tahay tallaabo ay Xukuumaddu ka dambayso oo aan ahayn mid guurtida iskeed uga timi.
GUJI SAWIRKAN OO DAAWO SHIRKA JARAAID EE JAMAAL CALI XUSEEN