Kulan ay isugu yimaadeen sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumada Somaliland ayaa lagu soo afjaray khilaafkii u dhexeeyey asxaabta mucaaradka ah iyo xukuumada eek u salaysnaa arrimaha doorashooyinka iyada oo laga soo saaray 4 qodob oo muhiima,
waxaana si wada jira warbaahinta ula hadlay saddexda xisbi qaran iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland.
Daawo Faysal Cali Waraabe
Daawo Muuse Biixi
Daawo Madaxweyne ku xigeenka oo dhanka xukuumadda ah