HALKAN KA DAAWO:  Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Oo Shaqadoodii Ku Waayay Sawir Ay Iska Qaadeen Iyagoo Is Dhunkanaya+ Aragtida Bulshada, Cidda Sawirtay & tallaabada laga qaaday

0
29

Kagera (Horweyn ):- Laba Askari oo u dhashay waddanka Tanzania, kana tirsanaa Ciidanka Ammaanka ee dalkaas, ayaa shaqada laga eryey ka dib markii ay Ninkan iyo Gabadhan Askarta ahaa meel bannaan isku dhunkadeen.

Sawirrada laga qaaday labadan askari ayaa lagu soo daabacay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ka dibna waxaa laga muujiyay cadho xoog leh. Askartan is-dhunkatay ayaa lagu eedeyeey anshax-darro iyo inay Bulshada horteeda wax qalad ah ku sameeyeen.

Guji Sawirkan Hoose Oo Ka Bogo Nuxurka Warbixintan

Boliiska Tanzania ayaa sheegay inay anshax xumo tahay in askari uu meel fagaaro ah wax ku dhunkado

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here