80 mudane ayaa gacanta u taagtay aqbalaada wareegtadii madaxweyne Siilaanyo xilka kaga xayuubiyay guddoomiyihii Maxkamadda sarre
Labada Gole Baarlamaan ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wareegtadii Madaxweynaha JSL xilka kaga qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda sare Garyaqaan Yuusuf Ismaaciil Cali.