Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018
Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh, Waxa xurmo iyo maamuus ii ah inaan maanta hor-imaaddo labada Gole-baarlamaan ee Jamhuuriyadda Somaliland oo aan ka jeediyo khudbad sannadeedka dastuuriga ah ee 2018.
Mudanayaal, xukuumadeenan aan Madaxweynaha ka ahay, waxay jeexatey qorshayaal cad-cad oo la xidhiidha dhinacyada:
Halkan Ka Daawo KhudbaddaMadaxweynaha Oo Muddo 55 Daqiiqo Ah socotay