Hargeysa (Horweyn-Hubaal)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Saaka Shacbiga Magaalada Hargeysa Salaadii Ciidda Kula Tukaday Masjid Jaamaca Weyn Ee Caasimadda Hargeysa, Halkaas oo tukashadii Salaada ka dib uu Khudbad Kooban Oo Hambalyo U Badan U Diray Shacbiweynaha Islaamka Ah, gaar ahaanna Shacbiga Somaliland.
GUJI Halkan Oo dAAWo Video-ga Warkan