Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad ay soo qabanqaabisay Hay’adda samafalka ah ee Geeska Afrika taasoo lagu dhiirrigelinayey dhalinyarada Degmada Maxamuud haybe ee Caasimadda somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Munaasibad Lagu Dhiirigelinayo Dhalinyarada Hargeysa Oo Lagu Qabtay Magaaladda...