Guriga DHAQAALE HALKAN KA DAAWO: Muuqaalka Iyo Farriinta Uu Xambaarsan Yahay Barnaamij Gaar Ah...
Barnaamijkan Oo Uu Daadinayo Weriye Cabdishakuur Dayib Maxamed, Madaxa Wararka Ee HCTV Waxaa laga Diyaariyey Isla Markaana Uu Falanqaynayaa Kaalintii ay Wasiiradda Wasaaradda Maalliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Ka Qaadatay Gurmadkii Abaaraha Dalka Ku Habsaday
HALKAN KA DAAWO: Muuqaalka Iyo Farriinta Uu Xambaarsan Yahay Barnaamij Gaar Ah Oo Uu Telefishanka Horn Cable Ka Diyaariyey Wasiir Samsam Cabdi Aadan
