Wasiiro, Xildhibaano iyo Agaasimayaal guud oo ka soo jeeda Gobolka saaxil ayaa raalligelin buuxda ka bixiyey hadalo aflagaado ahaa oo uu maalintii shalay Xildhibaan Siciid Cartan ka sheegay Qaranimada Somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Qaar Kamid Ah Wasiirrada, Xildhibaannada Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil...