HALKAN KA DAAWO: Qarranka Somaliland Oo Si Wada-jir ah Uga Tacsiyadeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Geeridii Ku Timid Walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud Oo Ku Geeriyooday dalka Ingiriiska

0
48

Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee Bulsho-weynta Somaliland ayaa si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed maxamuud oo ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska

Halkan ka daawo qayb ka mid ah tacsida

 

somaliland flag

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here