HALKAN Ka Daawo: Sawirro Badan Oo Ku Suntan Jewigii Maanta Ee Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonnida Kala Laabtay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdiweli    

0
32

Muqdisho (Hubaal)- Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.

Kulanka maanta oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka   Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxa uu kooramka ku furmay 211 mudane, waxaana markii dambe ay tirada Xildhibaannada noqdeen 235 mudane.

Si aad u daawato sawirro aad u tiro badan oo ku suntan madashii maanta ee Fadhigii Baarlamaanka Xamar Codka kalala noqday Raysal waraasaha fadlan guji sawirka hoose oo daawo

DSC_0059

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here