Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa maanta u soo xidhay tababar u socday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay guddoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: SOLJA Oo Magaaladda Boorama Ugu Soo Xidhay Tababar U...