HALKAN KA DAAWO: Somaliland Oo sheegtay inay mamnuucday Kalluunka laga keeno Dibada

0
22

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay in aad dalka la keeni karin kaluunka dibada laga soo dejiyo, talaabadaas oo lagu tilmaamay mid muhiimad weyn u leh kaluumaysatada wadaniga ah, shaqo abuur badana ka soo bixi doono, waxana wasaaraddu ugu baaqday Kaluumaysatada reer Somaliland inay buuxiyaan kaalintii uu ku jiray kaluunka ganacsi ahaanta lagu soo gelin jiray Somaliland.

kaluumaysiga

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here