HALKAN KA DAAWO VIDEO Dhamaystiran Oo Ku Dhereran Masraxiyaddii Ay Fanaanniinta XIDIGAHA GEESKU Habeenkii Ciidda Ku Ruxeen Quluubta Reer Muqdisho

0
61

Muqdisho (Hubaal) Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo dhowaan socdaal ku tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay bandhig-faneed ku qabteen, ayaa soo-noqodka safarkooda soo maray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaanay halkaas ku soo bandhigeen bandhig-faneed ay ugu talo-galeen inay kula dabbaal-degaan shacabka Muqdisho farxadda Munaasibadda Ciidal-Adxaha. Fannaaniintan, ayaa kala ahaa Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Cabdiraxmaan Oday iyo Maxamed Cirro, waxaanay habeenkii labaad ee Ciidda ku soo bandhigeen magaalada Muqdisho bandhig-faneed ay ku wehelinayeen qaar ka tirsan fannaaniinta magaalada Muqdisho.

Xidigaha-9-vert

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here