Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa munaasabad lagu maamuusayo u qabatay wasiirka Dhaqanka iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada jabuuti oo dalka Booqasho rasmi ah ku yimid isagoo ka mid ahaa wufuudii dalalka deriska ee ka soo qayb galay furitaankii Xarunta Agoomaha Somaliland
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Maamuus u Samaysay Wasiirka Dhaqanka...