“hablahu waa reer somaliland ah ee sita baasabooro ajaanib ah, haddaanu nahay waalidiinta, innagaa halkaa geynay amaba ku dhalnayba, markii ay ku dhasheena waxay yeesheen xuquuqo oo dalalkaasi ay baasaboorkooda qaateen ka yeesheen……………….laba kamid ah mooyaane, intii kale hablaha markii la weydiiyay, mid kastaaba waxay ku jawaabtay ‘hooyaday halaygu celiyo, oo dhulkii aan ka imid halaygeeyo” wasiir Sacad Cali dhire
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN HALKAN KA DAAWO: Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Sababta Dr. Bulxan Looga...