HALKAN KA DAAWO: Wasiir Samaale Oo Socdaal Aan Laga War-qabin Ku Tegey Gobolka SAAXIL, Kormeer Aan La Fileynna Kaga Dhex Toosay Dekedda Berbera

0
24

 

Berbera (Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Maalliyada Somaliland Sh. Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa Safar ku tegey magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Socdaalkan oo qayb ka ah kormeerro uu ku gaallaa bixinayo ila dakhli soo saar ee xukuumadda ayaa wasiirku waxa uu kaga dhex toosay saaka dekedda Berbera, Haamaha kaydka Shidaalka iyo xarunta cashuuraha Berriga ee Berbera.

Waa socdaalkii labaad ee tan iyo bilowgii bishan 1aad ee sanadka cusub ku tego ilaha dhaqaale ee cashuurta ugu xooggani ka soo baxdo, isaga oo jimcihii dorraad ee bishu ahayd 2 iyana suba jimce ah kormeer ku tegey Kastammada galbeedka dalka sida ka Kalabaydh iyo ka Abaarso ee duleedka galbeed ee caasimadda

Samaale
Samaale

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here