Ciyaarihii Rio ee Olimbiga ayaa lagu soo xidhay xaflad wayn, iyo in loo gudbiyay masuuliyadda magaalada Tokyo oo lagu qaban doono sanadka 2020.
Xafladda oo midabo badan lahayd, ayaa socotay ku dhawaad saddex saacadood, iyadoo farshaxanka Brazil lagu soo bandhigay.