HALKAN KA DAAWO: Xisbiga UCID Oo ka Biyo Diiday Cashuur Maaliyadu Dhaqan-gelisay Oo Wasiir CUKUSE Ku Soo Rogay War-baahinta Somaliland

0
59

Murashaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Mataan Iyo Guddoomiye Kuxigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa ka biyo diiday cashuurta ay xukuumaddu ku soo rogtay warbaahinta madaxa-banaan.

 

Sidaa waxay ku sheegeen Cali-Gurey Iyo Cabdirashiid Xasan Mataan mar ay maanta kula hadlayeen warbaahinta Magaalada Hargeysa.

 

“Dagaalkan lagu soo qaaday Warbaahinta madaxa-banaan waa dagaal ka dhan ah oo lagu burburinayo dimuqraadiyada,…”.Ayuu yidhi Cali Gurey.

 

ina xasan mataan

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here