HALKAN KA DAAWO: Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Waraaqo Uu Ku Sexeexan Yahay Wasiirka Macdantu Oo Amar U Siinaysa Shirkad Ajnabiya Inay Dalka Ka Guran Karto Tan Iyo Badh Macdanta Ku Jirta
Xisbiga Ucid ayaa soo Bandhigay waraaqo sir ah oo Uu Ku Sexeexan Yahay wasiirka Macdantu ku amraayo in shirkad shisheeya ah dalka ka guran karto tan iyo badh macdanta qaaliga ah ee dalka ku jirta