Golaha Wakiilada somaliland ayaa maanta cod gacan taag ah ku ansixiyey hal wasiir iyo laba wasiir ku xigeen, xubnahan wasiirada ah ee maanta la horkeenay ansixintooda golaha baarlamanka ayaa kala ahaa wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Dr Muuse Qaasim, wasiir ku xigeenka amniga Cali Maxamed Cilmi iyo wasiir ku xigeen kalluumaysiga iyo kheyraadka bada Cabdikariin Axmed Mooge
HADABA HALKAN KA DHAGEYSO CODKA MASUUL KASTA LOOGU CODEEYAY ANSIXINTOOSA
GUJI OO MOBILE-KA KU dhageyso golaha wakiilada oo ansixiyey wasiir iyo laba wasiirku xigeen