“Maanta waxa dhaca wixii meel yaala uun baa wax la geliyaaye,wax loogu talagalaa ma jiraan,miinsaaniyada gabigeeduba waa mala’awaal”
HALKAN KA DHAGEYSO Xildhibaan Indho-Indho Oo Ka Hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah ee aanu Goluhu Ansixin+Xukuumadana u soo jeediyay wax kaqabashada Baahiyaha Aas-aasiga ah Ee Ka Jira Deegaanka Gobolka Tog-dheer