HALKAN KAADO: Xarunta Dhaqan Celinta iyo Xanaanada Dhallanka Ee Xaafadda Maxamed Mooge Oo Kaalmo La Siiyey
Wasaaradda Qoyska iyo Arimaha Bulshada ee JSL ayaa maanta taageero gaadhsiisay Xarunta dhaqancelinta iyo Xanaanada Dhallaanka ee Xaafadda Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa