DAAWO: Muuqaal ka marag kacaya waxqabadka Humaaga ah ee xukuumadda madaxweyne Siilaanyo dhaqaalaha badan gelisay
“ma aragno manafacaad dawladi leedahay,qashin lanagama qaado,biyo ma cabno mana maydhano oo booyado aanu mobile-ka kala hadlayno oo goor ay noo iman aanan garayn,waanu biyo la’aanahay dalka siddii loo soo galay” qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmooyinka Caasimada