HCTV DADKAA ISKA LEH XAASIDKUNA KUMA FARXO

0
52

Ugu horayn waxaan halkan hambalyo uga dirayaa dadwaynaha taageera tv ga caalamiga ah ee HCTV u ah taageerayaasha,waxaanan halkan uga ducaynayaa inta la saaxiibka ah cadaawada iyo xiqdiga iyo xaasidka ee ka xun daawashada iyo saamaynta uu ku yeeshay caalamka tv gaasi oo aan leeyahay yaahu.

HCTVSalaam dabadeed waxaan u qaatay qalinka iyo waraaqda waxa weeyi beentu haday badato waxaa loo qaataa run xumaantana lagama aamuso ee waalaga jawaabaa ,hadaba sida ay la socdaan inta la socota waxaa shalay ku qornaa wesite-ka xaasidka ah ee la yidhaa Burco Online oo can ku ah xaasidnimada iyo kala qaybinta bulshada ku wada dhaqan magaaladda Burco ayaa isaga oo ka xun horumarinta uu sameeyay tv ga caalamiga ah ee hctv ,sidii caadada u ahayd oo uu af-labadii u kala waaxay inuu xamili kari waayo barnaamijyada kala gadisan ee kabaxa tv ga ,

Hadaba ugu horayn aan idiin bidhaamiyo tuuga sida dab tiriiga ee hadana dhuumanaya waa kuma ,

Ninka shalay ku weeraray Website-ka xaasidka tv ga hctv waa ninka maqaalaka ku qoray ,waana wariyahii hore ee ku fashilmay gobolka Saraar ugana wakiilka ahaa HCTV kaas oo ku fashilmay inuu u soo tabiyo wararka kala gadisan ee gobolkaa waana tuugii labada bilood lagu eryay markii uu ku fashilmay wariyenimada waa kaa is cadeeyay ee tiriiga qaatay ee haddana dhuumo isle.

Waa ninkii haddana weerarka qaawan ku qaaday tv ga hctv isagoo been iyo munaafaqad kula dhex wareegayay magaaladda Burco isaga oo qaab qabiil ku rabay inuu haddana kusoo galo shaqaalanimada tv-ga ee bisha iyo badhka ku caayay shabakada Burco Oline shabakada aan haysan line-ka ee Burco ,waxaanu Kayse Axmad Digaale oo ah dhidibada saxaafadda Somaliland iyo tiirarka HCTV uu cayda la daba socday isaga oo uu waliba dabada ka wado adeerkii Xirsi Gaab wixii lagu eryayna uu ahaa tuuga nimadiisii ,

Waa ninka haddana Shalay weeraray wariyaha hctv ee magaalada Hargaysa Aadan Cabdi Ciidle kuna caayay inuu yahay nin ku waramaya nacayb, reernimo, tuugow dadka maqabato war samayso oo laysku keen keenay mana ha wax aadkaga gubatay wariyaha iyo tv ga eee waanacayb aaduqabto tv ga waxaanad u haysataa ianaad ka xigto dadka dawlada soomaaliland waaba siada aad uwada haysataan elaakiin aan farwaawayn kuugu dhigo saaxiibe soomaalilnad way idinka danbayn waanay idinka horaysaye hadii mudadii idinka dhamaatay adiga iyo inta soomaalilnd necebi miyaydin dilaaci ninku horta waakaa . waana tuugaa .

Takale hctv dadkaa iskale waana hanti uuleeyahay muwaadin dhiigiisa u shubay una shubi doona dadkiisa iyo dalkiisa oo ah mujaahid farxaan x cali axmad waxaa eeganaya inta jecel wanaaga iyo horumarka dalka sidaa dartyeed tuugaa tiriiga sitaw wuu dhamaaday xiligaad u dhuuman jiratay dadka e tiriiga iska dhig shacabka soomaaliland na waxaan leeyahay ilaashada hantidiina oo ha u maqlina tuugta farxaan x cali axmad iyo inta dhiiga u shubta tv gana waxaan leeyahaycadawgiin jaban waxaananan lagarab taaganahay xoog iyo xiniinyo iyo xeeladab

Waxaanan kusoo gabagabaynayaa hctv dadkaa iskale wabilaahi tawfiiq

qalinkiiAA<CIIDLE HARGAYSA SOOMAALILAND HARGAYSA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here