Guddoomiyaha Xisbiga Talada Haya Ee KULMIYE Iyo Masuuliyiin Ka Socda Xukuumadda Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Ganacsi Oo Casri Ah (DAAWO)

0
24

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ay Weheliyaan Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Iyo Xubno  Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Furitaanka Rug Ganacsi Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa.

Munaasibad Loo Qabtay Furitaanka Rugtaasi Ayaa Waxa Ka Hadlay Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye,Wasiiro,Culimo Awdiin Iyo Aqoonyahano Tiro Badan Oo Ka Warbixiyay Baahida Ay Caasimada Hargaysi U Qabtay Rug-Ganacsiyeed Noocan Oo Kale Ah .

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here