HUBAAL Channel: DAAWO Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda Ee Weriye Cali Xaraare Kana Bogo Qoddobo Cusub Oo Toddobaadkan Uu Soo Qaatay

0
33

Qoddobadan Maanta Xiisaha  Badan Ee Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda Uu Weriye Cali xaraare Soo Qaatay Waxaa Ka Mid Ah Laba Mas’uul Oo Ka tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Cadhooday Liiska Guul-wadeyaasha oo Barnaamijka Qiimeyntu Ka Reebay, Kuwaas Oo  Raalli-gelin Laga Siiyey Sababta Looga Reebay. Labada Mas’uul Oo kala Ah Wasiir ku xigeenka Khaarijiga Axmed Ismaaciil Aadan (Keyse Gurey) iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Wadanka Shiinaha Amb. Cabdirisaaq Saleebaan Maxamed {Mingiste].

uvs160926-002

Sidoo kale qoddobo qosol badan baa Barnaamijku Xambaarsan yahay ee si fiicanu daawo muuqaalkan hoose:

 

uvs160926-003

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here