HUBAAL Channel: Dagaalladii Sokeeye Ee Sagaashamaadkii Ka Dhacay Somaliland, Ma Aha Wax Muuse Biixi Lagu Xajiimeyn Karo, [Run Ahaanna] Siyaasi Ka Bedbaadi Karaa Ma Jiro Xumaantiisii”

0
39

 DAAWO Waraysi Xiiso Badan Oo Qoraaga Caanka Ah Ee Maxamed Baashe Lala Yeeshay

HUBAAL Channel: Dagaalladii Sokeeye Ee Sagaashamaadkii Ka Dhacay Somaliland,  Ma Aha Wax Muuse Biixi Lagu Xajiimeyn Karo, [Run Ahaanna] Siyaasi Ka Bedbaadi Karaa Ma Jiro Xumaantiisii”

Stockholm (Hubaal/SLNTV)- Qoraaga caanka ah ee Maxamed Baashe Xaaji Xasan Ayaa Si faahfaahsan uga warramay dhacdooyin kala duwan oo ku suntan sooyaal-ka taariikheed ee ay JSL soo martay, kuwaas oo siyaabo kala duwan ugu suntan boggageeda daahaniyo kuweeda daalacanba.

Aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo Waraysi xiiso badan siiyey Weriye Dalmar oo SLNTV uga soo warramay Magaalada Stockholm ee carro Sweden iyo dalalka jaarka la ah ee Yurub mar uu  dhawaan Mr. Baashe Socdaal ku tegey, ayaa waxyaabaha uu kaga warramay waraysigaasi waxaa ka mid ah dad dano siyaasadeed ka dhex baadh-baadha   waayihii daahnaa ee reer Somaliland u soo mareen waqtiyadii sagaashamaadkii ee dhismaha qarannimadu abaydinka ahaa.

Waraysigaas oo HUBAAL Media halkan idiinku soo gudbinayso daawasho wacan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maxamed baashe

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here