HUBAAL Channel Ka Daawo Mid Ka Mid Ah Wasiirradii Quudh-saday Xilkii Xalay Loo Magacaabay Oo Mar Kale Ogollaaday Halka Loo Dhiibay
Hargaysa (Hubaal) – Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi oo uu Weheliyo Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac ayaa Shaaca ka qaaday inay ku Qanacsan Yihiin Xilalkii uu Madaxweynuhu u Xalay u Igmaday,Kadib Markii ay Warbaahinta Qaarkeed Sheegeen inay Xilalkaas Diideen.