HUBAAL CHANNEL Ka DAAWO: -Suldaanka Guud ee Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Ay WAXAR, DOGOX iyo SHAHAR Hor-boodayaan Ee Garabyada U Qeybiyey Golaha Deegaanka Hargeysa

0
24

 “Ninka Maayarnimo U Hanqal-taagaya Annagaan Ka Aqbalayn-ba” HUBAAL CHANNEL Ka DAAWO: -Suldaanka Guud ee Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Ay WAXAR, DOGOX iyo SHAHAR Hor-boodayaan Ee Garabyada U Qeybiyey Golaha Deegaanka Hargeysa

Suldaan Maxamed oo xildhibaannada Golaha Deegaanka uga digay Isku-day ay Xilka kaga xayuubiyaan Maayarka Hargeysa

Hargeysa (Hubaal)- Suldaanka Guud ee Beellaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi, ayaa si adag uga hadlay khilaaf hore leh oo ka dhex-curtay Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa, kaas oo laba garab oo dhinac maayarka Caasimadda iyo ku-xigeenkiisa taageersan yahay, halka garabka kale ay ka soo horjeedaan qaabka uu maayarku u wado geeddi-socodka hawl-maalmeedka Golaha.

Haddaba guji Sawirka Hoose Oo DAAWO Video-ga Suldaan Maxamed

Suldaanka Guud

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here