Heestan Oo Hal-ku-dheggeedu yahay MAAWEELO, Waxaa Midhaheeda Curiyey Abwaan Xarrago, Naaxiyadda codkana waxaa ku ladhay Dr. Axmed Shaadari, Qalabka Dananka Waxaa U Tumaya Axmed-weli Furinle… Codkeeda dahabiga ah waxaa ku luuqaynaysa Fanaannada Yurub Maxamed Cabdi (Geenyo), WAxaa Jilista iyo Jiibta heesta ku weheliya Fanaanka Cabdiraxmaan Caydiid (Oday).
HUBAAL CHANNEL: Daawo Muuqaalka Iyo Midhaha Heesta Cusub ee Fanaannada Yurub Geenyo Soo Saartay Oo Si Gaar Ah U Taabatay Dareenka Haweenka Soomaalida