HUBAAL Channel:  Bilowga Dhismaha Dugsiga Tabobarka Macalimiinta Oo Hargeysa Lagu Daah Furay Iyo Wasiirka Waxbarashada Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Marwo Samsam Cabdi Aadan

0
51

 

 

 Daawo khudbado ku ladhnaa munaasibaddii dhagax dhiga dhismaha dugsiga tabobarka macalimiinta ee hargeysa, khudbadahaas oo ay jeediyeen Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare Cabdillaahi Ibraahim Habanne (Cabdillaahi-dheere), Wasiirka Maalliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Md. Yuusuf Cismaan Garas iyo Masuuliyiin uu kamid yahay Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco).

masuuliyiinta dhagaxa dhigay dhismaha dugsiga tabobarka macalimiinta Hargeysa

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here