HUBAAL KA DAAWO: Asxaabta Mucaaridka Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Dooday Arrinta Diiwaangelinta Ee Muranka Dhalisay

0
90

guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) iyo xoghayaha Qorshaynta ee xisbiga WADDANI Engineer Cabdirashiid Maxamuud (Riyo-raac) iyo xildhibaan Saleebaan Cabdi Cawad

doodan oo uu daadihinayay agaasimaha tv-ga HCTV Maxamed Ilig ayaa waxay asxaabta mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland ka doodayeen arrinta diiwaangelinta codbixiyaasha iyo ta madaniga ee ay asxaabta mucaaridku ganafka ku dhufteen

hadaba doodan oo ahayd mid xamaasadaysan halkan ka daawo oo ka dhiibo fikirkaaga

DOODA MUCAARIDKA IYO XUKUUMADA

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here