Hargeysa (Hubaal )Suldaanka Guud ee Beesha Bariga iyo Koonfurta Magaalada Hargeysa Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin ayaa maanta waxaa uu si Adag Uga Hadley Mowqifkiisa ku aadan Saldhiga Milatari ee Dowlada Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Somaliland Gaar ahaana Magaalo Xeebeeda Berbera.
Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin Sidaasi waxaa uu kaga Hadley Mar Uu Warbaahinta la Hadley isagoo ku Sugan Magaalada London.