Salaadiin, cuqaal iyo waxgarad kasoo jeeda beesha Madigaan oo kamid ah beelaha dega Somaliland, gaar ahaana gobolka Gabiley oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda gabiley ayaa codsi baaq ah u diray madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo xukuumaddiisa.
Halkan ka daawo ujeedada baaqan ay direen odayaasha beesha Madigaan ee Gabiley